Ciidankii Xaaf oo laga saaray garoonka Dhuusamareeb & Wasiir Sabriye oo ka degay (Sawirro)

Wafdigii Wasiirka Arrimaha gudaha xukuumadda Somalia Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ugu dambeyn ka degay garoonka magaalada Dhuusamareeb sida ay sheegayaan warakii ugu danbeeyay ee laga helayo halkaas. Wafdiga oo ka dhoofay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka hor yimid inay tagaan magaalada Dhuusamareeb Madaxweynaha Galmudug Axmed Duceela Geelle Xaaf oo ciidamo taageersan u diray garoonka magaalada, … Continue reading Ciidankii Xaaf oo laga saaray garoonka Dhuusamareeb & Wasiir Sabriye oo ka degay (Sawirro)